Tababare Antonio Oo Ka Hadlay Wararka Sheegaya In Tartanka Horyaalku Noqoday Tartan U Dhexeeya...

Tababaraha Kooxda Chelsea Antonio Conte ayaa rumaysan in 6 kooxood awood u leeyihiin ku guulaysiga horyaalka Premier league xilli ciyaareedkan. Conte ayaa diidayn in uu...

Real Madrid, Manchester City iyo United oo ku dagaalamaaya Xiddiga Italy

Wakiilka xiddiga khadka dhexe ee Sergej Milinković-Savić ayaa shaaca ka qaaday in kooxaha reer Manchester ee Man United iyo Man city ay isku baacsanayaan...

Man City Oo Daawadayaal U Dirtay Weeraryahan Ay Doonayso, Xilli Uu Indhaha Xaday Laba...

Kooxda Man city ayaa indho-Indheeyayaal u diray xiddiga aan cagaha ku fadhiyin ee weerarka uga ciyaara kooxda Bayern Munich ee Robert Lewandowski.     Wargayska The Sun...

RASMI: Rooney oo Laba sano laga mamnuucay in uu kaxeeyo Gawaadhida, waa maxay sababtu?

Wayne Rooney ayaa laga mamnuucay in uu Gawaadhida kaxeeyo muddo (2) Laba sano ah, sidoo kale in uu bulshada u shaqeeyo muddo  100 Boqol...

Daawo: Goolashii ay Man United ugu awood sheegatay Everton 8 daqiiqo ayaa 3 kamid...

Kooxda Manchester United ayaa garoonkeeda Old Trafford ku xasuuqday kooxda Everton ka dib markii ay 4-0 ku dardareen iyadoo Romelu Lukaku uu shabaqa ka...

Khabiirka BBC-da Garth Crook oo soo doortay shaxdii ugu fiicneyd premier League wareega 5aa...

Kulamadii isbuuca shanaad ee horyaalka Premier League ayaa la ciyaaray, waxaana kasoo baxay natiijooyin kala duwan  labada Manchester ayaa guul gaaray, halka Liverpool, Arsenal,...

Man United vs Everton: Wayne Rooney Oo Dib Ugu Soo Laabanaya Old Trafford.

Kulanka: Man United vs Everton Garoonka: Old Trafford Saacadda: 6:00 Maqribnimo (XGA) Man United ayaa gurigeeda kusoo dhaweyneysa kooxda ay ka liidato waqtigaan ee Everton iyadoo dooneysa...

Hordhac: Chelsea vs Arsenal – London Derby – Wenger Iyo Conte oo maanta ku...

Garoonka: Stamford Bridge Saacadda: 3:30 Galabnimo – (XGA) Chelsea ayaa soo dhaweyn doonta Arsenal – iyadoo dooneysa iney sii dheereysato rikoorkeeda guulaha ee ay gurigeeda kaga...

Watford 0-6 Man city kooxda Citizens oo xaaqday Watford , Aguero ayaa saddexley dhaliyey.

Kooxda Manchester City ayaa sii wadata wacdaraha ay dhigeyso xilli ciyaareedkan iyagoo xasuuq u geystay kooxda Watford oo ay marti u ahaayeen kuwaasoo ay...

Liverpool oo Barbaro ku gashay Garoonkeeda Anfield Kulankii Burnley .

Kooxda Burnley ayaa mar kale bar-baro ku qabatay kooxda Liverpool kulan ka tirsanaa horyaalka Premier leageu todobaadkiisii 5-aad.                       Reds ayaa kulanka ku bilaabatay dar-dar iyaga...