Xiddigaha Man United oo u duuulay Southampton Ka Hor Kulanka Sabtida Daawo Sawiro.

Ciyaartoyda Manchester United ayaa u duulay Southampton ka hor kulankooda garoonka St Mary’s ee Sabtida. Kooxda Red Devils ayaa haatan hogaanka Premier League la heysa...

Manchester City 5 Liverpool 0 Kulankii Etihad Staduim ka dhacay oo xasuuq loogu geeystay...

Kooxda Pep Guardiola ee Manchester City ayaa guul daro xanuun badan u xanbaarisay kooxdii maritida u ahayd ee Liverpool iyaga oo uga adkaaday  ...

Real Madrid, Manchester City iyo United oo ku dagaalamaaya Xiddiga Italy

Wakiilka xiddiga khadka dhexe ee Sergej Milinković-Savić ayaa shaaca ka qaaday in kooxaha reer Manchester ee Man United iyo Man city ay isku baacsanayaan...

Tababare Antonio Oo Ka Hadlay Wararka Sheegaya In Tartanka Horyaalku Noqoday Tartan U Dhexeeya...

Tababaraha Kooxda Chelsea Antonio Conte ayaa rumaysan in 6 kooxood awood u leeyihiin ku guulaysiga horyaalka Premier league xilli ciyaareedkan. Conte ayaa diidayn in uu...

Hordhac: Chelsea vs Arsenal – London Derby – Wenger Iyo Conte oo maanta ku...

Garoonka: Stamford Bridge Saacadda: 3:30 Galabnimo – (XGA) Chelsea ayaa soo dhaweyn doonta Arsenal – iyadoo dooneysa iney sii dheereysato rikoorkeeda guulaha ee ay gurigeeda kaga...

Diego Costa oo u guuraya Madrid, waa maxay sababtu?

Diego Costa  oo mudooyinkii u dambeeyey uu khilaaf xoogani ka dhexeeyey Kooxdiisa ayaa hadda lagu soo waramayaa in uu u guuraayo Madrid. Costa oo aan...

Sii ogow ! Wax kastoo aad uga baahan tahay Kulanka Manchester City Vs Liverpool

Labada kooxood ayaa fadhiya Afarta ugu sareysa ee Kala Sareynta Premier Leauge ka dib markii ay 7 dhibcood ka heleen seddex kulan oo ay...

Daawo: Goolashii ay Man United ugu awood sheegatay Everton 8 daqiiqo ayaa 3 kamid...

Kooxda Manchester United ayaa garoonkeeda Old Trafford ku xasuuqday kooxda Everton ka dib markii ay 4-0 ku dardareen iyadoo Romelu Lukaku uu shabaqa ka...

HORDHAC: Man city Vs Liverpool Guardiola Vs Klopp wax kasta oo aad uga baahan...

Labada kooxood ee Man Ciy iyo Liverpool ayaa maanta ku balansan Etihad Stadium kulan ka mid ah wareega 4aad ee horyaalka dalkan Ingiriiska  Kooxda Man...

Khabiirka BBC-da Garth Crook oo soo doortay shaxdii ugu fiicneyd premier League wareega 5aa...

Kulamadii isbuuca shanaad ee horyaalka Premier League ayaa la ciyaaray, waxaana kasoo baxay natiijooyin kala duwan  labada Manchester ayaa guul gaaray, halka Liverpool, Arsenal,...