Man City Oo Daawadayaal U Dirtay Weeraryahan Ay Doonayso, Xilli Uu Indhaha Xaday Laba...

Kooxda Man city ayaa indho-Indheeyayaal u diray xiddiga aan cagaha ku fadhiyin ee weerarka uga ciyaara kooxda Bayern Munich ee Robert Lewandowski.     Wargayska The Sun...

WARBIXIN: 25-kii Xiddig Ee Ugu Gool Caawinta Badnaa Taariikhda Premier League & Kevin de...

Wargayska Daily Mirror ayaa warbixin ka diyaariyay 20-kii xiddig ee ugu fiicnaa dhinaca gool caawinta ee soo maray horyaalka premier league laga bilaabo intii...

Real Madrid, Manchester City iyo United oo ku dagaalamaaya Xiddiga Italy

Wakiilka xiddiga khadka dhexe ee Sergej Milinković-Savić ayaa shaaca ka qaaday in kooxaha reer Manchester ee Man United iyo Man city ay isku baacsanayaan...

RASMI: Rooney oo Laba sano laga mamnuucay in uu kaxeeyo Gawaadhida, waa maxay sababtu?

Wayne Rooney ayaa laga mamnuucay in uu Gawaadhida kaxeeyo muddo (2) Laba sano ah, sidoo kale in uu bulshada u shaqeeyo muddo  100 Boqol...

Sii ogow ! Wax kastoo aad uga baahan tahay Kulanka Manchester City Vs Liverpool

Labada kooxood ayaa fadhiya Afarta ugu sareysa ee Kala Sareynta Premier Leauge ka dib markii ay 7 dhibcood ka heleen seddex kulan oo ay...

Guardiola oo ku amaanay Goolhaye Ederson geesinimo .

Tababaraha kooxda Manchester City Pep Guardiola ayaa amaanay goolhayaha Ederson ka dib markii ay 5-0 uga badiyeen Liverpool kulankii sabtida ee horyaalka Premier League,...

Liverpool oo Barbaro ku gashay Garoonkeeda Anfield Kulankii Burnley .

Kooxda Burnley ayaa mar kale bar-baro ku qabatay kooxda Liverpool kulan ka tirsanaa horyaalka Premier leageu todobaadkiisii 5-aad.                       Reds ayaa kulanka ku bilaabatay dar-dar iyaga...

Daawo: Goolashii ay Man United ugu awood sheegatay Everton 8 daqiiqo ayaa 3 kamid...

Kooxda Manchester United ayaa garoonkeeda Old Trafford ku xasuuqday kooxda Everton ka dib markii ay 4-0 ku dardareen iyadoo Romelu Lukaku uu shabaqa ka...

Watford 0-6 Man city kooxda Citizens oo xaaqday Watford , Aguero ayaa saddexley dhaliyey.

Kooxda Manchester City ayaa sii wadata wacdaraha ay dhigeyso xilli ciyaareedkan iyagoo xasuuq u geystay kooxda Watford oo ay marti u ahaayeen kuwaasoo ay...

Antonio Conte Oo Xaqiijiyay In Saxiixiisa Danny Drinkwater Seegi Doono Kulanka Qarabag Ee Champions...

Xiddiga khadka dhexe ee kooxda chelsea Danny Drinkwater ayay seegaaya kulanka champions league ay kooxdiisa chelsea la ciyaari doonto kooxda Qarabag. Danny Drinkwater ayuu dhaawac...