Safarkii Qarsoodiga Ahaa Ee Riyad Mahrez Oo Xog Laga Soo Helay & Kooxdii Ay...

  Riyad Mahrez ayaa ku guuldareystay maalintii ugu dambeysay suuqa kala iibsiga ciyaartoyda inuu ka baxo kooxdiisa inkatoo fasax laga soo siiyay xerada tababarka xulkiisa...

Man United Oo Daawadayaal U Dirtay Badalka Luke Shaw kooxdee ayuu u ciyaraa?

Man United ayaa indha-indheeyayaal u dirtay xiddig daafaca uga ciyaara kooxda Celtic ee Kieran Tierney xilli ay isha ku hayso in ay u dhaqaaqdo...

Jose Mourinho Oo Kooxdiisa Ka iibin Doono Juan Mata & Sababta Oo La Ogaaday

Tababaraha Kooxda Man United ayaa qorshaynaya in uu iska iibiyo xiddiga khadka dhexe ee Juan Mata si uu wado ugu baneeyo xiddiga khadka dhexe...

Manchester United oo £100 Pound ku doonaysa Greizmann , No.7 ayaa loo qorsheeyey in...

  Ciyaaryahanka Atletico Madrid Antonie Greizmann  ayaa weli ku jira liiska ciyaartoyda United ay ugu talo gashayin ay ku xoojiso shaxda kooxda . kooxda ka dhisan...

Shabakada Football Whispers oo soo bandhigtay Liiska ciyaartoyda loogu hadalhaynta badan yahay suuqa kala...

Football Whispers oo ah shabakada ugu horaysa dhinaca saadaalinta suuqa kala iibisaga ayaa qiimayn khaas ah ku samaysa wararka ciyaartoyda sida wayn loogaga hadlo suuqa...

Quincy Promes → Liverpool, Marco Reus → Inter Milan Iyo Wararkii Ugu Dambeeyay Ee...

Suuqa kala iibsiga ayaan furmi doonin ilaa laga gaaro 1 bisha January ee sanadka 2018 laakiin kooxaha kala duwan ee reer yurub ayaa bilaabay...

Aldierwield → Man city , Costa →Atletico Madrid , Lemar→Man Utd Wararkii u dambeeyey...

Kooxaha Premeir League iyo kuwan aduunka ayaa ku tartamaya saxiixyada laacibiinta ugu qaalisan dunida iyadoo koox weliba ay rabto in ay xoojiso shaxdeeda xilli...

Manchester United oo qorsheynaysa in ay Arsenal ka dulqaado saxeexa Thomas Lemar

Manchester United ayaa diyaar u ah inay  Arsenal qalbiga ka jabiso iyadoo lagu soo waramayo inay £ 92million ku dooneyso Thomas Lemar. Xiddiga Monaco ayaa...

Cavani → Real, Muller → Liverpool, Leon Goretzka → Barca & Wararkii Ugu Dambeeyay...

Suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ayaa aad u xamasad badan iyadoo kooxaha ugu waaweyn Yurub ay isku hirdinayaan ciyaartoyga ugu fiican dunida . Halkan ayaa idinku...