Daawo: Laad Qosol Leh Oo Uu Lionel Messi Laagay Kulankii Peru, Jiho Aan Cidna...

Xulka qaranka Argentine ayaa ku jira wakhti adag xilli ay ku jiraan kaalinta 6-aad ee kala saraynta is reeb-reebka koobka adduunka Russia 2019 xilli...

WARBIXIN: Xiddigo Lacagtooda Lagu Qiimeeyay 90 Milyan Oo Euro Oo Xagaagii Yimid Oo Aan...

Horyaalka Premier league ayaa si cajiib ah u socda xilli labada kooxood ee reer Manchester isku garbinayaan kaalinta 1-aad halka kooxaha Chelsea iyo Tottenham...

Romelu Lukaku Miyuu Seegayaa Kulanka Sabtida Ee Bosnia ,Xog Cusub Ayaa Ka Soo Baxay...

Weeraryahanka Man United ee Lukaku ayaa lagu waramy in uu ka maqnaanayo kulamada qarankiisa ee is reeb reebka loogu soo baxayo koobka aduunka . Waxaa...

LA OGAADAY :Man United Oo Ka Mid Ah Saddex Kooxood Oo Uu Midkood Ku...

Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Arsenal ayaa lagu soo waramayaa in uu kooxdiisa Arsenal ku riixi doono in uu midkood ku biiro kooxaha Man...

Kooxda Paris Saint-Germain Oo Cabsi Weyn Galisay Kooxda Man City Iyo Sababta Oo La...

Kooxda Man city ayaa lagu soo waramayaa in ay ka cabsi qabto in ay Paris Saint-Germain ku garaacdo saxiixa xiddiga kooxda Arsenal ee Alexis...

Kooxaha Man United iyo Arsenal oo iskula dheggan saxiixa 22-sano jir aad looga qiimeeyo...

Kooxaha Manchester United iyo Arsenal ayaa la soo warinayaa inay isku haystaan saxiixa 22-sano jir aad looga qiimeeyo horyaalka dalka Jarmalka. Waxa ay Man United...

RASMI : Messi ,Ronaldo Iyo Neymar Oo Isugu Soo Haray Abaal Marinta Laacibka Sanadka?.

Ururka kubadda cagta aduunka ee FIFA ayaa shaaca ka qaaday liiska kama dambeysta ah ee xiddigaha isugu soo haray abaal marinta laacibka sanadka Sedex laacib...

Neymar Oo Laga Yaabo In Uu Seego Kulanka Berito Ee Montpellier ,Maxaa U Sabab...

Tababaraha kooxda PSG ee Unai Emery ayaa go`aansaday in xiddigiisa Neymar ka fogeeyo liiska uu uga hor tagayo kooxda Montpellier ee horyaalka France ee...

50 Xiddig Ee Da,doodu Ka Yartahay 21 Uguna Fiican Adduunka Oo La Soo Saaray...

Wargayska L’ÉQUIPE Ayaa soo saartay liiska 50-ka xiddig ee ugu fiican adduunka ee da,du ka yartahay 21 jirka gaar ahaan xiddigihii dhashay sanadkii 1996...

Ilkay Gundogan oo dhaawac kale soo gaadhay kulankisii ugu horeeyey ee uu safto Man...

Ciyaartii dhex martay Man City iyo iyo West Browmich ayaa waxa ku dhaawacmay ciyaartoyga xulka qaranka Germany ee Ilkay Gundogan. Gundogan oo dhaawac hore ka...