Hordhac: Leicester City vs Liverpool : Warbixin ku saabsan kulanka Caawa ee Carabao Cup.

Kulanka: Leicester City vs Liverpool Tartanka: Carabao Cup Garoonka: King Power Stadium Saacadda: 9:45 Habeenimo (XGA) Liverpool ayaa dooneysa iney si fiican ku bilaabato koobka Carabao Cup (Ex-League Cup), iyadoo...

Daawo: Laad Qosol Leh Oo Uu Lionel Messi Laagay Kulankii Peru, Jiho Aan Cidna...

Xulka qaranka Argentine ayaa ku jira wakhti adag xilli ay ku jiraan kaalinta 6-aad ee kala saraynta is reeb-reebka koobka adduunka Russia 2019 xilli...

Roma Vs Atletico Madrid , Chelsea Vs Qarabag iyo kulamada Caawa Group C...

  Kooxda Atletico Madrid ayaa Caawa u safraysa Stadia Olompico kulan ka tirsan furitaanka horyaalka Chamions League . Atletico Madrid ayaa ajaynaysa in ay hore...

Jamaahiirta Xulka Spain Ee Xalayto Soo Xaadirtay Santiago Bernabeu Oo Ku Kala Qeybsamay Taageeradooda...

  Daafaca Barcelona Gerard Piqué ayaa waxaa u sacbiyay inta badan taageerayaasha xulka Spain ee soo xaadiray garoonka Santiago Bernabeu kulankii xalayto ee isreebreebka Koobka...

DEG-DEG: Everton Vs Chelsea Iyo Isku Aadka Wareega Afraad Ee Carabao Cupka Oo La...

Waxaa si rasmi ah loo sameeyay wareega 4-aad tartanka Carabao Cup kadib markii 16-naadi ay koobkan isugu soo hareen. Kulanka ugu adag wuxuu ka dhici...

Kooxda Paris Saint-Germain Oo Cabsi Weyn Galisay Kooxda Man City Iyo Sababta Oo La...

Kooxda Man city ayaa lagu soo waramayaa in ay ka cabsi qabto in ay Paris Saint-Germain ku garaacdo saxiixa xiddiga kooxda Arsenal ee Alexis...

Ilkay Gundogan oo dhaawac kale soo gaadhay kulankisii ugu horeeyey ee uu safto Man...

Ciyaartii dhex martay Man City iyo iyo West Browmich ayaa waxa ku dhaawacmay ciyaartoyga xulka qaranka Germany ee Ilkay Gundogan. Gundogan oo dhaawac hore ka...

RASMI : Messi ,Ronaldo Iyo Neymar Oo Isugu Soo Haray Abaal Marinta Laacibka Sanadka?.

Ururka kubadda cagta aduunka ee FIFA ayaa shaaca ka qaaday liiska kama dambeysta ah ee xiddigaha isugu soo haray abaal marinta laacibka sanadka Sedex laacib...

Neymar Oo Laga Yaabo In Uu Seego Kulanka Berito Ee Montpellier ,Maxaa U Sabab...

Tababaraha kooxda PSG ee Unai Emery ayaa go`aansaday in xiddigiisa Neymar ka fogeeyo liiska uu uga hor tagayo kooxda Montpellier ee horyaalka France ee...

Kooxaha Man United iyo Arsenal oo iskula dheggan saxiixa 22-sano jir aad looga qiimeeyo...

Kooxaha Manchester United iyo Arsenal ayaa la soo warinayaa inay isku haystaan saxiixa 22-sano jir aad looga qiimeeyo horyaalka dalka Jarmalka. Waxa ay Man United...